Nin Mudo Dheer Oo Xabsiya Lagu xukumay dalka Brazil Ayaa Sameyey Isku daygi Ugu Cuslaa Oo Uu Xabsiga Kaga Bad baadayo,inkasta oo Uu Ku Guul daraystay.
Ninkani ayaa La Sheegay Inay Dhinaca Ka Dalooliyey Xabsiga kadibna Uu isku dayey Inuu xabsiga Ka baxsado Inkasta Oo uu Ku guul Daraystay,howshaasi waxa lasheegay Inuu Ku qabanayey Maqaska Yimaha lagu Jaro.
Goobta Oo Dalool Weyn Uu ka Sameyey Ayaa Xiligii ugu danbeyey Ee uu baxsan laha waxa gacanta ku Dhigay ilaalada xabsiga Iyagoona Mar Labad xabsi daa’in Ku Xukumay.
Warbaahinta Dalkaasi Brasil Oo siweyn ninkani wax Uga Qortay Ayaa Sheegtay inuu Ninkani Oo la Waraystay Sheegay inuu samayn doono Talaabo kasta Uu xabsiga kaga bad badayo.
Arinya Uu Rafiiniil Flako kaga yabiyey dadka ayaa Ah Mudada yar oo Lagu Sheegay 1 saac inuu Cabsiga Maqas kaga dalooliyey Dhinaca.
Ninkani waxa Sidoo kale Isku daygaasi ka Soo gadhey Dhawac Faro badan Isagoona Sheegay Nolosha Uu Xabsiga ugu jiro Inay uga daran tahay Mida uu Qoyskiida Uga imaday.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com




