Wiligaaga ma aragtay Eey Taraafiko ah oo kala Hagaayo .... (Daawo Sawirka Layaabka Badan)

Saturday, December 29, 20120 comments



Wadooyinka ugu caansan dalka Hiniya kuwaasi oo aad mashquul u ah ayaa waxaa la dhigay dhoor Eeyo si ay u yareeyaan cariiriga.

Eeyaha ayaa waxa ay u shaqeenayaa qaab taraafiko ah waaad u jeedaa wadada dhexdiida ayaa waxaa loo dhigay meel uu ku dul istaago kana haga gawaarida iyo dadka .

Waad u jeedaa hada laamiga waxaa sii goonaya dad uu amray gaaridana qaar ayuu istaajiyay qofkii amarkiisa jibiya wuu qaniinaa wuu u fasaxanyahay .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog