Daawo Video-ga "Fanaanka weyn ee Aweys Khamiis Mabuta oo fanka iskaga baxay"

Wednesday, December 12, 20120 comments


Hobolka magaca baxay ee Aweys Khamiis Mabuta oo ay inbadan oo ka mid ah shacabka Soomaaliyeed si weyn u yaqanaan kuna sugnaa xiliyadii danbe Qurbaha, ayaa markii ugu horaysay waxa uu baaq u diray fanaaninta Soomaaliyeed o uu kula dar daarmay in ay fanka iska dayaan, kadib markii uu laf ahantiisa Go’aansaday in uu Fanka ka baxo.
Aweys oo ay ka muuqato calaamad Diin ayaa waxa uu dhinacyo badan ka warbixinayaa sida uu uga shalaynayo howshisii mudada dheer uu ku soo jiray ee Fanka, isaga oo yiri “Anigu waan toobad keenay waxana sheegaya in fanku uu yahay Gaalnimo” Aweys waxa uu horay uga mid ahaa fanaaniinta igu caansan Fanka Soomaaliya gaar ahaan Heesaha Xamariga.
Aweys waxa uu caan ku ahaa Heesaha xamariga oo kaban lagu garaacayo waxana lagu xasuustaa heeso ay ka mid yihiin. Shumeey iyo kuwo kale. Iminka waa Sheikh waxa uuna u digayaa fanaaniinta kale.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog