Fananaada Farxiyo Fiska ayaa jawaab adag soo siisay isla maanta fanaankii ay horay u kala tageen ee Bashiir Hanuuniye ayadoo tir ”Isma Qaaadi Karayne Inagu kala qul quli.”
Fanaanada ayaa sida la sheegay ka xanaqsaneed heeso uu bartamaha sanadkaan Bashiir Hanuuniye uu soo qaday hee oo lagu magacaabo (Habeen tagay Sooma Laabt
Dagaal Faneedkaan ayaa sii kicisay hees shalay Bashiir Hanuuniye ay Hooyadiis u soo samaysay heestaas oo lagu sheegay in ay aheed hees sarbeeb ah oo hooyadu kula laheed wiilkayga waan kaaga ducayay Farxiyo Fiska.
Lakiin waxaad u malaysaa in Farxiyo Fiska in dagaalka diyaar u aheed una diyaarsaneed kadib markii heestii shalay isla maanta ay jawaab dag dag ah ka soo bixisay waxaana heesta jawaabta ah u samayay Abwaanka D’ada yar Ahmed Heykal oo dagan dalka Maraykanka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
