Fanaanka Farax Murtiila Oo Ku Niikiyay Gabar Cadaan Ah (Daawo Video-ga)

Sunday, December 16, 20120 comments



Fanaanka Farax Murtiile oo ah fanaan iyo waliba Abwaan aya dhawaan bilabay sheeko lagu magacaabo Labo Dhaqan ,sheekadaan oo ah sheeko lagu wacyi galinaayo caruurta qurbaha ku dhalatay ama ku barbartay


Farax murtiila ayaa ah fanaan iyo abwaan waxuuna inta badan caan ku yahay heesaha dhaqanka Soomaalida  walow uu marmar qaado heesaha jaceylka ah waxaana u danbaysay hees uu la qaday fanaanada dhawaan fanka ku soo biirtay ee Xaawo Kiin

Arinta layaabka leh ayaa noqotay kadib fanaanka meeshii laga rabay in uu dhaqan celin u samayo caruurta ayaa isagaii u bilabay in uu la niikiyo ama la ciyaaro gabar cadaan ah oo sheekada wax ka jilaysay taas oo la yaab ku noqotay dhamaan dadkii  fiirsaday muuqaalka sheekada.

Sheekadaan ayaa aheed sheeko wacyi galin ah lakiin dadka qaar ayaa sheegay in sheekada meelaha qaar la rabay in la saxo waxayna si gaar ah farta ugu fiiqayn marka uu fanaanka la dheelayo gabadha cadaanka taas oo ay ku sheekayn in caruurta u fahmayaan in ay tahay wax wanagsan in lala ciyaaro gabdhaha musiga.



















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog