Magacyada beelaha iyo Jufooyinka wasiiru-dowlayaasha iyo wasiiro ku xigeenada cusub ee Somalia

Saturday, December 15, 20120 comments


Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa beelaha iyo jufooyinka ay ka soo kala jeedaan wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha cusub ee maalintii khamiistii uu magacaabay raisul wasaaraha Somalia taaso uu ku dhameystiray xukuumadiisa cusub, waxayna kala yihiin sidatan:-


1. Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, (Beesha Shanaad/Reer Aw-Xasan)

2. Dr. Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, (Hawiye/Murasade)

3. Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha, (Daarood/Dhulbahante)

4. Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyadda, (Digil iyoMirifle/ Yantaar)


5. Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha horumarinta iyo adeega bulshada, (Dir/Gadabiirsi)


Magacyada Wasiiro ku-xigeenada iyo beelahooda

Beesha Shannaad


1. Xasan Ibraahim Maxamed Xasan Jabaan Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha, (Beesha Shanaad/Ajuuraan)

2. Bashiir Maxamed Jaamac (Wasiir ku-xigeenka horumarinta, (Beesha Shannaad/Madhibaan)

3. Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeen cadaaladda, Beesha (Shanaad/Reer Xamar.)

4. Axmed Maxamed Maxamuud Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga, (Beesha Shanaad/Carab Saalax)

Daarood
1. Eng. Maxamed Aadan Axmed Wasiir ku-xigeenka arrimaha Dibada, (Daarood/Awrtable)

2. C/qaadir Sheekh Ismaacil Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga, (Daarood/Leelkase)

3. C/shakuur Cali Mire wasiir ku-xigeenka warfaafinta, (Daarood/Mariixaan)
4. Saciido Xasan Cusmaan Wasiir ku-xigeenka Kheyraadka, (Daarood/Warsengeli)

Digil & Mirifle
1. Jamaal Axmed Barrow Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibada, (Digil iyo Mirifle/Jiido)

2. Cali Sheekh Maxamed Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika, (Digil iyo Mirifle/Shan Caleemood)

3. Maxamuud Macalin Yaxye Wasiir ku xigeenka hormarinta, (Digil iyo Mirifle/Disow)

4. Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku-xigeenka warfaafinta, (Digil iyo Mirifle/Garwaale)

Dir
1. Jaamac Axmed Maxamed Wasiir ku xigeen arrimaha gudaha, (Dir/Isaaq/Habarjeclo)

2. Maxamed Xasan Aadan Wasiir ku xigeen maaliyadda, (Dir/Qubeys/Sure)

3. Maxamed Cali Xagaa Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, (Dir/Ciise)
4. C/raxmaan Maxamed Geedi Wasiir ku xigeenka Kheyraadka, (Dir/Isaaq/HabarAwal)

Hawiye
1. C/raxman kulmiye Xirsi Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga, (Hawiye/Shiikhaal)

2. Abuukar Xasan Cali (Maqaney) Wasiir ku xigeen Maaliyadda, (Hawiye/Gaaljecel/Caloofi)

3. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiir ku-xigeenka cadaladda, (Hawiye/Duduble.)

4. Nadiifo Maxamed Cusmaan Wasiir ku xigeenka howlaha guud, (Hawiye/Baadacadde)














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog