Maxay Samaysay Markii Ay U Carootay Ninkeeda?? +(Video Daawo Adaa Yaabi Doonee)

Saturday, December 15, 20120 comments




Waligaa Xaaaskaada Sidaan Oo Kale Makaaga carootay?

Jawaabtaada hadii ay haa tahay, Maxaysa ahayd Jawaaab celinta ay ku Dhaqaaqday Xaaskaada?.

Bal nala daawo Video-wgan Qaabka Haweeneydan  Ugu Xanaaqday  Seygeeda Waxa ay sameeysay.

Waxa ay Caradeeda Kala Dul Dhacday Baabuurkii ninkeeda Ayadoo Ka bilaawday Taarigada baabuurka, Waxa ay wada Xarxariiqday baabuurkii oo Dhan Ayadoo Dooneysa In ay Ka Qaado Rinjiga Baabuurka markii ay dhamaysatay howsheediina waxay isaga dhaqaaqday goobtii.una dhaqaaqday gurigi ay markii hore kasoo tagtay.


Halkaan Ka Daawo Haweeneydan Carootay iyo falka ay ku dhaqaaqday












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog