![]() |
Dagaal faneedki ka dhax qarxay sanad iyo bar ka hor labada fanaan ee Ikraan Caraale iyo Falis Abdi ayaa ahaa dagaal ka dhashay heestii Garaadlaay ay soo qaday Fananada Falis Abdi taas oo la dhahay waxay jawaab u aheed hees Ikaan horay u qaaday oo lagu magacaabo Garsiiya.
Dagaalkaas ayaa ugu danbantii dhamaday markii Ikraan caraale noqotay xaas taas oo ay is guursadayn fanaanka Saxardiid Maxamed Saxardiid Oo Laggu magacaabo (SMS) oo dagan Magaalada Hargaysa.
Kow waxa uu la dhamaan layahay dagaalka labadaan fanaan in qofkood qof ka mid ah uu wali ka dhamaan jaceylka uu u qabo qofka kale waxaana dadka farta ku fiiqayn in uu yahay qofka wali wax jaceyl oo seexan la Bashiir Hanuuniye.
Muhiimada warbixinta ayaa ah Dagaalka Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye maxuu la dhamaan Layahay.
Sadax Farxiyo Fiska waxay hadda xariir la leedahay sida la sheegay ama aan idiin soo gudbin doono qoraladeena soo socda fanaan ka mid ah fanaaniinta London taas ayaana la shagayaa in uu ka gubanayo fanaanka Bashiir oo mar walbo dagaalka ku bilaabaya Fanaanada Farxiya Fiska
Warbixinta oo dheer taxanana ahaan doonta mantay qaybta kowaad waxaan ku soo gabagabaynayaa dagaalka Fiska iyo Bashiir yaa bilaabay waxaa bilaabay Bashiir kaas oo u soo qaday fanaanada hees dhaga hadal aheed oo lagu magacaabo Habeen tagay Sooma Laabto
newbanaadir.com Isha Ku Haay Si Aad Ula Socoto Dgaalkan aan dhaman ee Ka dhexeya Fiska Iyo Bashiir
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
