Nimanka Majecla Gabdha Macalimada Iska Dhigta Xiliga Ciyaarta Socto

Wednesday, December 12, 20120 comments


Hadii aad ku jirto maalmaha ugu horeeya xariirkaada jaceylka waxaa haboon in aad qaadato talooyinkaan gubtanews.com Caawiyaha Qoyska oo kugu hagaya wadada toosan ee xariirkaada .

Iska Ilaaw Saaxibkaadii /Saaxibadii Hore : Ku Daadal in aad qalbigaada ka saarto saaxibkaada hore , hana soo xasuusan waxii aad la soo martay , hana isu bar bar dhigan saaxibkaada haatan iyo kuwii hore , hadii sidaa sameyso waxa ay tusineysaa in xariirkaadii hore weli aadan iloowin .

Ha Deg Degin : Ha buun buunin jaceylka , oo taxadar u yeelo xiliga aad u bandhigeyso in aadan ka maarmin jaceylkiisa/jaceylkeeda.

Haka Tagin Noloshaadii Qaaska Kuu Aheyd : Qaladaadka gaar ahan haweenka ka dhaca xiliga bilaawga xariirka ayaa ah in ay iska iloowaan noloshooda gaarka ah , asxaabtooda haweenka ah , iyo wax yaabihi balwada u ahaa ee ay ka heli jireen .


Eeg dabeecadihiisa : il gaar ah u yeelo waxa dhibaya iyo waxa uu ka helo , una sheeg dabeecadahaada . 












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog