War hadda na soo gaaraya ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxigay ay ruxeen magaalada Jowhar waxyar uun ka dib markii ay gudaha u galeen ciidamada shisheeyaha iyo Dowlada Somalia, iyadoona ay magaaladu wada xiran tahay.
Qarax aad u xoog badan ayaa ka dhaca gudaha saldhigga xilli ay galayeen ciidamada Somaliya iyo ciidamo Afrikaan ah, waxaana la ogaan karin khasaaraha halkaas ka dhashay.
Dadka badankood ayaa guryahooda hoos ka soo xirtay waxaana xiriiro aan la sameynay qaarkood iyagoo jooga xaafadahooda ay sheegeen qaraxyada in si weyn looga maqlay xaafadaha Jowhar.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
