![]() |
Marka laga hadlayo Dabeecadaha Ragga waa kuwa kala gadisan
waxaase jira arimo dhowr ah oo ay Jecelyihiin Ragga in dhegahooda lagu
dhibciyo.
Hadaba
Shabakada newbanaadir.com oo sir muhiim ah kusiineysa Gabadhyahay Dhegaha fur oo
tijaabi Maantaba, Ragga waa kuwa jecel gabadha caqliga badan ee talada lasiiyo
inteeda wanaagsan ka qaadata.
Inaad Mar
walbo Amaantid Caqligiisa iyo waxgaradnimadiisa , Dheh oo haka daalin
Aboowe/Macaane waxaad tahay qof caqli badan runtii waan ka helaa sida aad wax u
fahmeysid mana moodo inuu jiro qof kula siman.
Inaad Ka
hadalshid Qaab dhismeedkiisa, Dheh Waxaad tahay qof aan ka helay muuqaalkiisa ,
Alle wuxuu ku siiyey jir muhiim ah Lajoogaaguna waa midaan weligeey ilaabeen.
Deeqsinimada
, Hadii uusan Deeqsi ahyn u saadaali oo dheh waxaad tahay qof Gacan furan qalbi
nadiif ah leh , waxaa hubaal ah inuu si dhab ah u noqon doono Deeqsi adiga kuu
gaar ah wax walbana kusiiya Jaceylka ha ugu horeeyee.
Wan ku Jeclahay, Qaali waxaad tahay qof waqti
walba i dareensiiya Dhadhanka Jaceylka , kolkaad i dhahdo wan ku jeclahay
qalbigeeyga lama dareemi karo saameeynta uu ku yeesho Ereygaas iyo kuwa lamidka
ah.
Waa Hubaal
inaad wax badan kaaga kordhaan Arimahaan , Inkastoo maqalkiisu yahay wax iska
fudud balse Saameyntiisu waa wax ka badan inta aad rajeeneyso
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
