Xaas Kaaga Mar Walba Ku Beer Naxriis Iyo Kal Gaceyl (Arin Ku An Faceyso)

Sunday, December 30, 20120 comments

Naxriista Rabi Mar Walba Waa Ay Wanaagsan Tahay Xaas kaaga u muuji xiliga uurka lee dahay raxmad iyo naxriis kal gaceyl dumarka xiliga ay walaca yahiin iyo xiliga uurka sida dhabta ah u guda galaan wareer badan ayaa soo wajaho oo xanun xan baarsan ruuxa naxriista alle ku beeray oo kaliya ayaa qiimeen kara gabadha uurka leh dhibka ay lakul meeso iyo rafaadka ka muuqa naay.

Marka waa lagama maar maan mar walba dumarka in loo falo asxaan iyo naxriis hadal dagan ee macan in loogu deeqo xoogna loogu deeqo wax yaabaha ay duneesana loo sameeyo waxii wanaag ah ruux walba ayaa laga donayaa in uu sameeyo ka dhoorid badan ayaa ladonayaa gabadha xaamilada ah in loo sameeyo ka dhoorida maxay tahay maxaana laga dhorayaa ama laga ilaali nayaa?

Alla aqli iyo dareen aan wax walba ku garano oo aan ku qiyaasno ayuu nasiyay nooguna deeqay xaas kaaga uur hala haato mnise yeesan lahaan mar walba waxay kaa mudan tahay kana mudan tahay aad kala mudan tahiin macnaha is qadarin iyo is jacel siyaadaha ah iyo xushmad ma’ahan in layiraado xaas keega weyan ama saygeega weyan maxaa keenay qadarin iyo xushmad.

Ruuxa muslimka ah mar walba qadarin iyo xushmad ayuu kaa mudan yahay kana mudan tahay lamaanaha xalaasha isku ah ee is qabana waa lamid waa sidaas oo kale waxaana laga donayaa in ay isku mujiyaan maxriis badan iyo xushmad ruux walbana midka midka kale in uu siyo qadarin dheer iyo mudnaan hadal walba uu lee yahay mid walba waa in uu xigmad lahadaa iyo micno weyn xan baarsan ma’ahan hadalkaaga in aad wax ku xumeeso ama aad wax ku bur buriso waa in hadal walba aad lee dahay wax ku dhistaa waxna ku sii xojisaa wanaag ahaan.

Xaas kaaga uurka marka ay lee dahay iyo walaca marka ay tahay ama ay la kowsato waxaa ninka raga ah laga donayaa in uu is xil saaro alle ninka raga ah xil iyo waajib ayuu saaray gabadhana waa lamid sidaas si lamid ah lakin hada waxaan ka hadlayaa oo kaliya gabadha uurka xiliya ay lee dahay iyo waajibka dheraadka ah uu alle saaray ninka raga ah gabadha xiligaas waxay donesaa wax yaabo badan oo ay ka mid tahay in aad waqtigaaga qeebo badan ka siiso gabadha aad wehliso u shekeeso ka qosliiso jacel siyaado ah ku beerto magalada aad ku soo soc soc siiso Ka saarto murugada iyo fakarka ku beeran xiligaas iyo xanunka cunada aad u soo kariso siiso dhabtaata aad ku qabato ugu shekeeso u sheegto in ay is dajiso in ay ku socoto dariqii waalidka lagu noqon lahaa waa muhiim xaladeeda cafimaad mar walba in aad lasocoto xaas kaaga aad u ka xeeso isbitaalka hadii dhakhtarka dawooyin uu u sooqoro aad siiso lana socoto daawooyinka xaas kaaga ay qaada neeso iyo sida ay u qaada neeso ku dadaal xaas kaaga caano iyo cabitaan kala nuuc ah in aad afka ugu qabto oo aad siiso Dhamaad











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog