Al-Shabaab Oo Sheegay In ay Dilayaan Dennis Allex

Wednesday, January 16, 20130 comments


Bayaan ay soo saareen Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in xukun dil ah lagu xakumay laheestihii u dhashay  Faransiiska.
Warkaan oo goor dhow soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in Al-Shabaab ay xakumeen sargaalkaas isla markaana ay ku xakumeen xukun dil ah, xili dhowaan leesku dayay in la furto sargaalkaasi.
Dowlada Faransiiska ayaa dhowaan waxay shaacisay in sargaalkaasi Dennis Allex uu geeriyooda isla markaana uu ku dhintay iska hor imaadkii dhexmaray Faransiiska iyo waliba Al-Shabaab.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog