Fanaanada Nimco Dareen Iyo Ahmed Budul Oo Iskula Dhaantayay Jigjiga + Video

Thursday, January 17, 20130 comments

Boqorada Dhaantada Nimco Dareen iyo fanaanka Ahmed Budul ayaa soo saray muuqaal hees dhaanta ah oo aad u macaan marka fiiriso laxanka erayada iyo ciyaarta sida jaanta la iskula helayo.

Fanaanada Nimco Dareen ayaa dhaantadaan ku bilaawday iyada oo xiran dharka hidaha iyo dhaqanka waxayna sidoo kale racaysay xoolo iskugu jira Lo Iyo Geel.

Dhanka kale fanaanka Ahmedd Budul ayaa isna dhankiisa si qurxoon u ciyaarayay dhaantada waxuuna ku labisnaa dharka h idaha iyo dhaqanka ay u xirataan raga Soomaaliyeed.

Fanaanada Nimco Dareen ayaa inta badan marka ay tagto dhuka hooyo soo tumato dhaantada canka ay ku yihiin bulshada dagta gobolada waqooyi galbeed.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog