Daawo Sawirada Xayawaano kala Duwan oo si daran u Caba sigaarka Hadii ay waayaana uu Madaxu Xanuunayo

Thursday, January 3, 20130 comments

Xayawaano badan oo kala nooc ah islamarkaana caba sigaarka oo si saa'id ah ugu soo badanaaya meelo kala duwan oo caalamka ka tirsan, sida ay qoreyso jariirada the dailymail ee ka soo baxda dalka Ingriiska.
Xayawaanadaan ay soo qaadatay jariirada ayaa intooda badan ku nool wadamada kala ah China iyo Ruushka iyo weliba wadanka Thailand.

Dhuuqitaanka sigaar ayey bilaabeen xaywaanadaan ka gadaal marki milkiiliyaasha iyo ilaaliyaasha xerooyinka ay ku jiraan xaywaanadaan ay bareen sida loo dhuuqo sigaar kadibna ay ku noqotey mid ay qabatimaan.

Xaywaanadaan ayaa hada ahaan karin sigaar la'aan ayna qabaneyso xaraarad aad u daran isla markaana ay qasab tahay in ay helaan sigaar ay xaraarada iskaga jebiyaan.

Dhuuqida sigaarka ayey belwad u noqotey dadyow badan oo ku nool caalamka kuwaasoo ka dhaxla caafimaad daro iyo weliba mid dhaqaalo xumo.



















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog