Akhristayaasha Sharafta badan waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Socod uu gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jaylaani Nuur Iikar uu kusoo maray Wabiga Nile-ka kaas oo uu ku marti qaaday Danjiraha Soomaalya u Fadhiya Dalka Sudan Mudane Maxamed C/llaahi Ugaas Faarax.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Waxaana Gudoomiye ku xigeenka ku wehliyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka oo Shir Khartoum uga socdo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com