Cayaaryahanka
Difaaca ee Barcelona Gerard Piqué ayaa Facebook uu ku leeyahay barta
Internetka taageerayaashiisa ku wargeliyay inuu faraxsan-yahay kana
codsanayo inay farxadda la qeybsadaan.
Difaaca Barcelona ayaa
Fanaanadda Reer Colombia ee Shakira ay u dhashay wiil,iyadoo loo diiday
saxaafadda inay ogaato isbitaalka ay ku foolanaysay si loo ilaaliyo inay
Saxaafadda wareeriso tashwiishna ku furto isbitaalkii qarsoodiga aheyd
ee Shakira ay ku umushay.
Gerard Pique ayaa sheegay in wiil caafimaad qaba ay u dhashay xaaskiisa ka-weyn 10-ka sanno ee jaceylka daran ay isku qabaan.
Dhamaan laacibiinta
kawada ciyaaro La ligaha spain qaasatan ciyaaryahanada bercelona ayaa si
buuxdo ugu hambalyeeyay laacibka Gerard Piqué..
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com