DAAWO Soomaalidii dishay labadii wiil ee Ingiriiska lagu dilay oo lasoo qabtay lana xakumay (Talow Maxaa lagu xakumay)

Saturday, January 12, 20130 comments


Soomaalidii dishay labadii wiil ee Ingiriiska lagu dilay oo lasoo qabtay lana xakumay (Talow Maxaa lagu xakumay).

Magaalada Milton Keynes ayaa mudo sanad xoogaa laga joogo waxaa lagu dilay laba wiil oo Soomaali ah kuwaasoo la sheegay in ay dileen Soomaali kale, baaritaan dheer kadib waxaa lagu guuleysatay in la keeno maxkamad kuwii wax dilay iyadoo la sheegay in hubka loo adeegsaday laga soo iibiyay dalka Holland hadaba waxaa maxkamada horteeda isku qabsaday labadii la sheegay in ay dambiga geysteen iyagoo isku eedayay aniga ma ogoleen adigaa xabada ku risay wax la mid ah.

Hadaba waxaa lagu xakumay 32 sano iyo 38 sano. wiil sedexaad ayaa asna kasoo muuqday maxkamada kadib markii dambi lagu waayay lasii daayay maadaama tuhun loo heystay markii hore.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog