Dhagayso Heesta Googa Cadale Remix By Farxiya Fiska Ft. Cabdulqaadir AJ

Saturday, January 5, 20130 comments

Waxaan idiin soo gudbinayna hees aad u macaan oo ay kuwada luuqaynayaan faanaada caanka ah ee Farxiya Fiska iyo weliba xidiga C/qaadir Aj.

Fanaanada Farxiya Fiska ayaa noqotay fanaanad aad uga dhex muuqata bulshada Soomaalida iyadoo codkeeda macaan dadka si aad ah usoo jiitay.

Sidoo kale fanaanka C/qaadir AJ. ayaa asna ah mid sanadadii ugu dambeeyay soo saaray heeso aad u tiro.

Heestaan oo la yiraahdo Googaa Cadale ayaa ah hees remix ah.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Heesta










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog