Dalka
Colombia ayaa leh dhaqan aad loola yaabo kana dhiga qofka maqla mid
dhagahiisa ka dhiga wax ku adag in ay maqlaan, dhaqamada aduunyada waa
kuwa kala duwan, dhaqanka wadankaan ayaa ah markii uu ninka raga ah
guursanaayo gabar habeenka 1aad ee aqalka gal guriga waa lama huraan in
ay timaado gabadha hooyadeed si ay u daawato qaabka loo bikra jabinaayo
gabadheda.
Hooyada
gabadha dhashay habeenkaas iyada dhankeeda uma ahan ceeb ama wax layaab
ku ah in ay daawato gabadheeda qaabka loola galmoonaya, hooyada ayaa
habeenkaas oo dhan dhafar ku jirto iyada oo isha ku heesa waxa ka socdo
qolka dhexdiisa.
ay leedahay hooyada ayaa laga yaabaa
in ay ku kordhiso labadaan lamaane ee ku cusub nolosha wada jirnimada,
waana dhaqan u gaar ah dalka Colombia.
“in Cali, Colombia, a woman may only
have sex with her husband, and the first time this happens her mother
must be in the room to witness the act”
Dadbadan
ayaa is waydiinaya sidee ugu galmoon kartaa xaaskaaga iyada oo ay
hooyaded kula joogto waana suaal aad u muhiim ah qofkasta maskaxdiisa ku
soo dhaceeso, sidoo kale suaasha meesha ku jirta ayaa ah dareen ma
yeelan kartaa hadii uu qof 3aad idin daawanayo.
Dhaqanka dalka Colombia ayaa ah dhaqan (unique) xishodka ka baxsan
Dhaqanka dalka Colombia ayaa ah dhaqan (unique) xishodka ka baxsan
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com