Haweeneydan oo heysata dhaqaale xoogan ayaa la sheegay in ay caado ka dhigatay arrintan, iyadoo dhaqaale ku bixisa guursigeeda, isla markaasina mudo kooban hadba hotel kula tamashleysa Wiilasha ay guursaneyso, inkastoo kadibna la sheegay in ay iska
furto.
Waxaa la ogaadey in ilaa iyo sanad gudahiisa ay guursatay sagaal wiil oo midba midka kale uusan ka dhicin, laakiin markii dambe ay kala tageen.
Dad xog ogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in sedex ka mid ah wiilashii ay guursatay ay furiinkooda hadana ku bixisay dhaqaale xoogan, kadib markii ay ka madax adeygeen in ay sahal ku furan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com