Banaan Baxyo Xoogan Oo
Watay Rabashado ayaa Gil Gilay Deegaana Ka Tirsan Gobolka Free State ee Wadanka
South africa Waxaana Dhigayay Shacab Ka Careysan In La Isku Daro Labada Dagmno
ee Kala ah Sasal Berg iyo Sanvilaa o ka tirsan gobolka Free state.
Rabashada oo Bilowday Maalintii Axada ayaa waxaa uu Qasaaro Xoogan Kasoo Gaaray Ganacsiga Dadka ajaanibta ah iyo Kuwa South africaanka ah ee Ku Yaala Deegaanadaaasi,waxaana sido Kale Dadka Banaan Baxa Sameynaya ay Xerteen Dhamaan Wadooyinka Soo Gala Gobolkaasai,
Goobaha Ganacsi ee Halkaa Lagu Boobay ayaa Gaaraya Tiradooda ilaa 300 Dukaan Kuwaa oo 80 Ka Mid ah ay Leeyiiin soomaali,Halka Qaar Kaloo Badan Dab La Qabad Siiyay.
Guud ahaan soomaalidii Halkaa Daganaa Ayaa ku hoyanaya saldhigyada ciidamada police-ka ayadoo ilaa haatana ay halkaa joogaan waxaa ay inoo sheegan in police-ka uu ku war galiyay in ay isaga baxaan meesha maadaama laga cabsi qabo in rabashadaha ay sii xoogeystaan.
Banaan Baxyada ayaa socda ilaa Hada Ayadoo Ciidamada Police-ka ay Ku Mashquulsan Yihiin sidii ay u Xakameyn Lahaayeen Dadka Banaan Baxyada Dhigaya. Hasa Ahaatee Saldhigyada Police-ka Ee Gobolka Free Satate Ayaa La Bur Buriyay Danba La Qabadsiiyay
Banaan Baxyadaani ayaa noqday kuwa soo laab laabtay mudooyinkaan dambe ayadoo dadka u dhashay wadanka south africana ay caadi ka dhigteen iIn Fariimaha Cabashada ah oo ay u Dirayaan Dowlada ay Ka Dhigaan Banaan Baxyo Lagu Boobo Gnacsiga Kaa oo aan Si loo Kala Saarin Qaxooti iyo Kuwa u dhashay wadanka intaba
Muqaal Ahaan Halkaan Kadaawo

W/Q: Abdihakim Awke Tarabi (Karoone)
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com