Layaab - Nin Damaaciyay Gabar iyo Hooyadeed, Sababtayna Muran diimeed.

Sunday, January 6, 20130 comments

Waxaa isa soo taraya warar dhowaan soo baxayay, kuwaasi oo sheegayay in ay jiraan warar sheegaya in nin damaaciyay gabar iyo hooyadeed, taasoo dhalisay muran dhinaca diinta ah.

Waxaa la soo werinayaa in ninkan uu mudo si kala gaar gaar ah u la hasaawayay gabadh iyo Hooyadeed, ayagoo aan iska war qabin, mudana uu soo jiitamayay xiriirka.

Wararku waxa ay leeyihiin gabadha iyo Hooyadeedna midna ma ogoleyn in guryahooda ay kula kulmaan ama ku qaabilaan ninkan oo xiriir wadaaga ay yihiin.

Laakiin mudo kadib ayaa lagu soo waramayaa in mid kasta uu kula in uu guursanayo, iyadoo Hooyada ay ku heshiiyeen in ay is meher qarsadaan, halka markii dambena gabadha ay ku cadaadisay in reerkeeda laga doono, isna uu ku qanciyay in uu marka hore mehersado, kadibna reerka ay u tagaan.

Sidaas ayay ku suuro gashay in gabadha la mehriyo, lana geeyo gurigiisa, iyadoo reerkana laga doonay, laakiin waxay arrintu is bedeshay markii laga war helay in xaaladu isku qasan tahay.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog