MSF oo ka Hadashay sii deynta Nin Dil u Geystay Shaqaalaheeda

Thursday, January 10, 20130 comments

Hay’adda MSF ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay in la sii daayey nin horey loogu helay inuu ka dambeeyey dilka laba shaqaale ah oo hay’adda ka tirsanaa bishii Diisambar 2011-kii.

Meinie Nicolai oo ah Madaxa Hawlgallada ee MSF ayaa sheegay inaan dawladda Soomaaliya si rasmi ah ula socodsiinin xukunka horey loogu riday iyo sii dayntiisa labadaba. Waxay ugu baaqday dawladda Soomaaliya inay kala caddaysay sida wax u dhaceen.

Ms Nicoali waxay sheegtay in dawladda looga baahan yahay inay kala caddeeyaan sida ay u dhacaday in qof lagu rido xukun, haddana la sii daayo.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog