Waxaa markale kadhacay garoonka kubadda cagta Cawaale ee
magaalada
Gaalkacyo munaasabad balaaran oo ay isku arkayeen boqoolal
dhalinyaro ah kuwasi oo u kala ciyaaraha kooxaha da' yarta ee
koonfurta iyo waqoyinga Gaalkacyo iyadoona dhawaan tartamo kala
gadisan oo dhanka cayaaraha ah ay u furmidoonan.
Dhalinyaradaan ayaa isku imatinkoda waxay is wedarsadeen salan
isbarasho iyo in la sii xoojoyo xiriirka waxana hadi ay sida dhecdo ay
tilmaameen inay ka dhalankarto hormarka iyo nabada gobalka labaadisa
dhinac iyagona intasi ku daray hormarka gobalka inay ku xiraan tahay
iyagoo isku fikir ah. mid ka mid ah nadiyada ka so qeeb galay kulanka aya si ween ugu farxay imaanshaha garoonka kubada cagta cawaale waligey ma iman ayu dhahay maxamed yare Garoonka kubada cagta ee cawaale mantana waan ku suganahay waa ilahey mahadis in maantay aan farxad la qeeb sanayo walaalahey rer galkacyo ano ka so jeeda dhinaca Galmudug mantay iftiin ayaan dareemena hadi aan nahay dhalinta sports gobolka mudug Galkacyo marka waa in aan si xoojina dadka mar walba dhahaya Galkacyo waa meel qatar ah waa 2 qeeyboo ha ogadan in aay tahay wadanka ugu wanagsan gobolada dalka soomaaliya wana na aragtan in mantay dhalinyaradi mideeysantahay oo halmel wada jogno an qeeb saneeyno farxada tartamo jogta ah
(ururka Somali Sports and relief organization )
oo ah mid ka shaqeeya hormarinta dhalinta da'yarta ee gobalka Mudug
iyagona ka shaqeeya saro uqadista dhalinyarada da'yarta.
Isku imatinka kooxaha ayaa ahaa mid lagaqadayey cadaymo sawirro ah iyo
sidokale iyago faah faahin laga sinayey sida uu ku socanayo tar tamada
laqabanayo iyadoona dhawaan u furmayo tartan lamagac baxay koobka is
dhexgalka dhalanyarada nabada.
Munasabad ayaa waxa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Ururka (Somali
Sports and relief organization ) cabdiqani khalif carabey asaago
goobta kaso jeediyay hadalo dhiri galin ah kuwasi oo ay kula dar
darmayaan sidi aay dad mideeysan u noqon lahayen dhalinyarada Gobolka
Mudug waqooyiga iyo koonfurta Galkacyo dhalinyarada Da'yarta
Soomaaliyed aya ah kuwo ka qayb qaata dhibatada daba dheeratay ee
dalka xiligaan katagan Ururka Somali Sports and relief organization )
ayaa ah urur ka shaqeendoono arimaha sports iyo bulshada Gobolka
mudug Gudoomiyha aya bahda sports iyo bahda arimaha bulshada jecel
ugu baaqay in aay tageero siyaan ururka sidi u uga shaqeen laha
hormarka Gobolka sidi dhalinta dhibatoyiinka da'yarta oo ay
kamitahay Burcad-badeeddnimo qabyaalada anshaxumo iyo falalka xun
oo an ku wanagsanen.
Dhinaca kale Ururka (Somali Sports and relief organization ) ayaa
sanadki 2012 ugu qabtay dhalinta tar tamo 8 nadi ah koonfurta iyo
waqooyiga oo kooxihi ku gulaystay lasiyay abal marino kala Gadisaan.
hadana u ka Duwaan yahay tartamadi hore oo ku dheeri ah kooxo badan
samiinar wacyo galin ah la siyo dhalinyarada Gobolka mudug tartamada
laqaaabanayo aya kaala ah oroodka iyo kubada cagta bootinta
Gudoomiyaha ururka somali sports and relief organization cabdiqani
khalif carabey ayaa dhalinta ugu baaqay sidi wanagsana oo ay u so
xaadireen kulaanka mantay aay iskugu yimaden Garoonka kubada cagta ee
CawaaleTartaan uga Furmayo bisha febaraayo

kualanka oo mantay wada
yeeshen dhalinyrada iyo mamulka tartanka aya si wanagsan ku so
dhamaaday Gababadi ayaa naadiyaasha ka so qeeb galay kulanka naadi walba waxay bahweenta sports soomaaliyeed iyo bahda jecel arimaha bulshada ugu baaqeen in ay ku daydaan ururka somali sports and relief organization cabdiqani khaliif carabey oo muujiyay sidi lo mideen lahaa dhalinta Gobolka mudug Galkacyo kuanka aya ku dhamaaday jawi wnagsan waxana lagu balamay in jamco walba la isku yimado

W/Q Abdiqani Khaliif (Carabeey)
Xafiiska Shabakada Newbanaadir.com
Galkacyo Somalia
Newbanaadir@hotmail.com