Nin isku duuduubay Masas waa weyn ah oo dadku ka cabsanayaan si uu ugu Dabaaldago Sanadka cusub(Daawo Sawirada) .

Tuesday, January 1, 20130 comments

Qaar kamid ah Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigay Nin indho yar ah oo Masas Waa weyn inta meel keenay hadana isku duu duubaya isagoona dareemeyn wax cabsi ah ama saameyn ay ku reebayaan Masaskaasi.
Masaska ayaa intooda badan waxaa ay yahiin nuuca looyaqaano Albiino Bayson ee Dalka Baama laga helo, ninkaan waxaa uu sheegay in ay qeyb ka yahiin fantasyo uu usamaynayo sanada cusub .

Wargeeysa Daily mail oo Warkan soo qoray ayaa shaaciyay in masaska ay yahiin kuwa ugu faafsan dunida dhirirkooduna yahay 4 ilaa 6 mitir waxaan ay ku nool yahiin dhulka keymaha .

Dad badan ayaa usoo daawasho tagay Bandhig hordhac ah uu Ninkan Masaska waa weyn isku duu duubay iyadoona dadka Qaarkood ayba cabsi badan dareemayeen iyaga oo ka fog Masaskaasi balse ninkaan isagu uu si caadi ah iskugu duubaayo masaska ulana dhaqmaayo. 

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog