Al Shabaabka Nayjeeriya oo 7 Ajaanib ah afduubatay ka dibna soo diray Muuqaalkooda iyaga oo dhaaranaya (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Tuesday, February 19, 20130 comments


Waqooyiga dalka Nayjeeriya gaar ahaan degmada Jamaare oo ku taala gobolka Bauchi ee dalkaas ayaa waxaa lagu afduubay 7 Ruux oo u kala dhashay dalalka Lubnaan, Talyaaniga, Ingiriiska iyo Giriiga kuwaas oo wadanka Neeyjeeriya ka waday dhismooyin casri ah.

Dadkaan markii la afduubay ayaa durbadiiba waxaa Muqaal hanjabaad ah soo diray ururka Boko Haram oo ka dagaalama Waqooyiga dalka Nayjeeriya waliba Fikrad ahaan la mid ah ururka al Qaacida iyo xarakada Al Shabaab oo dalka Somalia ka dagaalanta.

Boko Haram oo iminka soo dirtay Hanjabaad waxa ay dalka Nayjeeriya ka dilaacday sanadkii 2009-kii kuwaas oo halkaas ka geeystay Qaraxyo faraban oo sababsaday nafsada dad lagu sheegay in ka badan 1400 oo qof.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog