Daawo Fanaanka caanka ah ee lafhoole oo booqday Magalada mogadisho aadne loo soo dhawayay

Friday, February 8, 20130 comments


Xidiga Fankeena Mohamed Hassan Lafoole ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyay, isagoo booqashadiidii ugu horeysay ka bilaabay Xarun lagu xanaaneeyo Caruurta Agoonta iyo dan yarta oo isugu jira wiilal iyo gabdho.
Masuulyiintii iyo dadweynihii soo dhaweeyay fanaankan ayaa aad ula dhacay imaanshihiisa magaalada iyo weliba go,aankiisa ah inuu booqda xarunta dhalaanka inta aanu gaarin goobtii uu ku nasan lahaa, waxa ayna ku tilmaameen halyey ku dayasho mudan.
Waxaa hubaal ah hadii qurba joogta gaar ahaan fanaaniintu sameeyaan sida Lafoole oo kale in ey wax weyn ka tari doonto horumarinta bulshada ku rafaaday dagaalo iyo abaaro, waxa ayna dib u milcsan doonaan waayihii dalkeenu ahaa meel nabad iyo barwaaqo dadku ugu noolaayeen, waxaana hada muuqata ififaalo nabadeed ee halaga qeyb qaato nabada iyo hurumarka dalka gaar ahaan caasimada oo ahayd meeshii ugu darneyd oo dadku ku rafaadeen

Riix Halkaan ee daawo muqaalka 















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog