![]() |
Markey dadka qaar maqleen arintaan
Waxay u qaateen Mid been abuur ah lkn
Shabakadaha Dabagalka Badan Ee Newbanaadir.com ayaa ogaaday in fanaanka weyn ee Mursal Muuse oo markaan qaati ka taagan
yahay gacalisadiisa ahna marwadiisa Qadro Silimo .
Mursal ayaa wax badan isku dayay in
marwadiisa uu ka reebo cabista sigaar oo ay caadeysatay isagoo markaan quus ka
taagan walow uu qilaaf soo kala dhex galay dhor jeer balse la xaliyay .
Qadro ayaa dhankeeda sheegtay ineysan
deyn karin cabista sigaarka lkn ay sameyn doonto wax walba oo ay iskaga deyn
karto si ey u ilaashato gacaliyaheeda
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
