Maqaayadaha Ku Yaalo Wadamada Asia oo Sigaar Goob Gaar Ah Loosameyay Daawo Sawirrada

Saturday, February 16, 20130 comments


Sigaarka oo ah Balwad caafimahadka la dagaalanta ayaa dadka badankoodu si joogta ah u isticmaalaan haba ugu badnaato Qaaradaha Reer galbeedka iyo tan Afrikaba.

Hadaba Wadama Asia ayaa wayahaan danbee ku howlanaa sida ay u sameen lahayeen nidaam ka hortaga ,wax yeelada u keeno sigaarka , waxa aduunka sanadaan danbe kusoo batey dadka cabaya sigaarka , oo ay ugu badanyahiin dumarka ,

Taas ayaa keentay in dadka ganacsaiga u furan ay ilaalshaan xuquuqda dadka sigaarka caba , waxa ay u muqatey in ay tahay cunsurinimo in loola dhaqmo dadka sigaarka caba ,
Arintaas kadib ayee dalalka carabta iyo asia ba aay ku fikireen in dadka sigaarka caba oo ay dumarka u badanyahiin , u sameeyan hab ay sigaarkooda ku cabi karaan iyaga oo ana dhib ama dareen qaldan loo mujin , waxa gooba maqayadaha looga dhisay balstic ay hawada ka qaada miiska ay fadhiyaan.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog