Fanaanka weyn ee Soomaaliyeed ee caanka ah Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ayaa waxaa la sheegay in Bandhig faneed uu ku Qabtay Magalada Muqdisho soo xaadiraan dadka ugu badan ee jecel ama xiiseeya heesaha Soomaaliga Qaasatan Heesaha uu Qaado Fanaanka Lafoole .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com