Gabar iyo Wiil oo uu ka dhaxeeyay jaceyl aceyl dhab ah , mudo markay love isku ahaayeen ayaa gabdhii waxay bilawady inay sxbteed lasoo tashato, sxb teeda gabadhii ayee buufis iyo matoor saartay, waxay ku tiri sxbeey
wiilka maku jeclo hadii uu ku jecelyahay wuu kuu geeraari lahaa, iyadana waxay ugu jawaabtay mayaqaano geraar gacaliyaheega laakin aniga ayaa hubo wuu ijecelyahay si dhab ah ayuu ii jecelyahay,
waxaas kabax ayaa lagu yiri hada ku dheh isaga ii geeraar ama ima jeclid markaas ayaad kala ogaanee inuu ku jecelyahay iyo inkale, okee ayee tiri .
habeenki ay balan sanaayeen ayey ku tiri duqa ii geeraar weligaa iima geeraarin hadii kale waxaad wado waa beentaa ama waan kala hareenaa, wiilkii wuxuu yiri maba aqaano daacadi geeraar laakin maxaa iska galay jacaylkayga iyo geeraar? waxay tiri waa isku xiranyihiin laazim in aad ii geeraarto lee jirto caawa,
wiilki wuu yaabay wuxuuna isyiri inta uu jacaylkaaga geeraar xun aad ku weyn lahayd isku dhib camal ee geeraar ugu tuur, wuxuuna yiri calooshaada weyn iyo camankaaga kuus kuusan ayaan lacajabay ciida (carada) maacuntaa ar adiga ciida maa cuntaa kkkkk gabadhii way qeeylisay yaab
kulahaa mawaalatay adiga icaay maan ku dhahay mase i amaan kkkkkkkk wiilkii wuxuu yiri sow kuma dhihin ma aqaano geerar, gabadhi waxay go aan ku gaartay inaysan dhihin markale ii geeraar kkkkkkkkkk
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
