Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo si aad iyo aad u weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayadoo wararka wafdiga iyo qeyb ka mid ah sawirradooda aad si talaabo talaabo ah ula socoteen.Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite
Xigasho Radiomuqdisho
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com





















.jpg)


































