Fannaanadda Iqra Maxamed oo ku magaac dheer Iqra Yaareey ayaa soo saartay hees ay ku cadayso waayaheeda jaceyl iyo qaabka uu uhaleelayay.
Fanaanadan oo caan ku dhex ah Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa magaalada Nairobi ayaa sheegtay in ninka ay waayaha jacel uqaaday uu baray waxa ay tahay nolosha.
Inkastoo qirshada Iqra ay ka muuqato calaacal weyn hadana waxaa ay sheegtay in salaaxa gacanta uu si weyn umaasheeyay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com