![]() |
Dr.Cabdi Wali Cali Gaas oo la
weeydiiyay Su´aal eheed in uu ahaa ama diidanaa horumarka Puntland waxa uu
arinkaas kaga jawaabay in uu Mashaariic fara badan ugu deeqay Maamul goboleedka
Puntland kaas oo waliba gacantiisa ku saxiixay Qandaraasyadii la siiyay
Maamulka Puntland.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com