Hibaaq Muniir Waxa ay kamid tahay Gabdhaha Soomaaliyeed kuwooda sida weyn ugu xiran Bahda newbanaadir.com iyadoona codsatay wiil tilmaamahan leh si ay nolosha ugu midoobaan.
Hibaaq Muniir ayaa Dhanbaalkeeda quruxda badan ku bilaawday sidaan , Marka hore aadbaan idiin salaamayaa dhamaan howl wadeenada newbanaadir.com anigoona idinkaga mahad celinayo shaqada weyn eed bulshada u heysaan , waa markii iigu horeeysay ee hami iga galo inaan soo bandhigo Dareenkeyga mana moodo inaan wax xun sameenayo hadaan danaheyga ka hadlayo.
Marka xigta waxaan jeclahay inaan si sharaf leh u codsado wiil sifaadkaani leh kaasoona si xaqiiqo ah uga run sheegayo si aan waqti badan iskugu sii lumin.
Wiil Da’a diisu tahay 28-38 Sano heysta Shahaado Jaamacadeed waa in qofkaasi wax ka yaqaano nolosha qurbaha Ugu yaraan uu ku noolyahay 3 Sano Banaanka , waa inuu inbadan Aqoonta Diinta iyo tan maadiga ku fiicanyahay.
Hadii uu shuruudahaasi kooban soo buuxsho waxaan jeclaan lahaa inaan wada xariirno , uma ballan qaadi karo inaan dhaqsi ku midoobeyno balse waxaan waqti siin doonaa isfahanka , qodobadaas kuwa lamid ahna gaar ayeey isaga uyihiin inaan su’aalo.
Waxaan anigu ku noolahay Dalka Malaysia weli wax guur ah masoo marin , Da’adeyda sidaas uma weyna balse waa mid aan qarsoodi ka dhigayo.
Hadaba Newbanaadir waxaa soo gaara Maalin walbo fariimo lamid ah kuwaan iyadoona Maamulka newbanaadir arimahaan ukuur galo kaidb markii ogaado in Qofkani dhab ka yihiin codsiga kadib ubandhiga Kumanaanka Akhriste ee haatan akhrinaya fariintan.
F:G Akhriste hadii uu Jaanisyadii hore ku dhaafay ha moodin inaadan Nasiib lahyn , Dadka la xulan doono waa kuwa kooban waqtiguna waa mid aad uyar hadii aan ku xirno ilaa 5 Qofood awood uma lihin inaan in ka badan cadadkaas sii aqbalno Mahadsanid.
Hoos Comments ahaan uga qeyb qaado , fadlan Sharafta qofka waxba ha u dhibin , hadii uu adiga qalad kula yahay in lasoo bandhigo waxa qalbiga ku jira dadbeey lasaxantahay Mahadsanid.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com