Fanaanada Xaawo Kiin oo kamida xiddigaha xiligaan loogu jecelyahay fanka Soomaalida, ayaa kasoo muuqatay muuqaal qurux badan oo laga sameeyay heesta “Ha iga Roorin” oo kamida heesaha aadka loogu qiimeeeyo Xaawo.
Muuqaalkaan ayaa ka duwan kuwii Xaawo Kiin horay usoo saartay, waxaana markan fanaanadu lasoo baxday qurux iyo labis si aada loo soo habeeyay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
