Fantasyihii ugu Weynaa Dunida oo la Qabtay iyo Muuqaalo Cajiib ah oo halkaasi lagu soo Bandhigay(Daawo Sawirada)

Thursday, February 14, 20130 comments



Waxaa Dhawaan Dalka Brazail lagu qabtay Fantasyihii ugu weynaa inta la xasuusto Dunida lagu qabto iyadoona ay kasoo qeyb galeen dadweyne fara badan oo Brazil u dhashay iyo kuwa kale oo Caalamka ka kala yimid.

Fantasyahan ayaa in tii uu socday waxaa lagu soo bandhigay Ciyaaro iyo Muuqaalo layaab leh iyadoona la tilmaamay in Fantasyahan uu ahaa kii ugu Weynaa Dunida ee la qabto soona jiita indhaha Caalamka.

Waxaa kasoo Qeyb galay Fantasyahan Dad kor u dhaafaya Shan Malyan oo Qof kuwaa oo halkaasi kusoo bandhigay waxyaabo kala duwan oo cajab galiyay dadkii daawanayay Fantasyaha.






































_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog