Dawo Muuqaalka Maanta aan idiin soo
gudbineeyno waa Muuqaal ku saabsan arin farxad leh, oo marka aad daawato aad
baad ugu farxi doontaa waana 22 sano ka hor arin ugu dambeeysay Dekada Muqdisho
oo maanta lagu arkay.
Dekedda Muqdisho, ayaa ahayd mid aan
u shaqeyn sida dekedaha caalamiga ah, tan iyo bur burkii Dowladda dhexe, sidaa
darteedna aysan kusoo xiran marakiibta waa weyn ee caalamiga ah, hase yeeshee
taasi iminka wax baa iska beddelay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com