SIR CULUS : Dumarka Soomaalida Ah Ee Inta Badan Isticmaalada Aalada Facebook oo La Ogaaday Da,dooda Saxda Ah ( Sii Aqriso )

Monday, February 11, 20130 comments


Inta Badan Hablaha Soomaaliyeed ee isticmaala aalada Facebook ama Weji Book ayaa la ogaaday in aay u dhaxayso da,dooda 18 ilaa 25 jir kuwooda ku dhaqan qaaarada Afrika.

Halka Wiilaasha isticmaala aaladani ka da weyn ,yahiin xaga dumurka tira ahaan iyo da,aahaanba marka loo eego xaga gabdhaha, Soomaaliyeed ee aaladani isticmaala.

Halka gabdhaha ama hablaha Soomaaliyeed ee ayana ku dhaqan qaaradaha, yurub iyo ameerica yahiin da, ahaan hablaha ugu da,da weyn ee isticmaala aaladaasi casriga ah.

Darasaad la sameeyay ayaa waxaa lagu xaqeejiyay arinkaasi oo in muda ah soo jiidamayay hadaba ugu danbeyn su,aasha is waydiinta mudan waxay ,tahay maxay tahay sirta rasmiga ah ee ka danbaysa arinkaasi. 

Hababa Akhristoow sida aay kula tahay sirtaasi ama baaritaankaasi la ogaaday fikraada ku soo dir ciwaanka hoos ku xusan si aad fikrad ahaan u aragto.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog