Dhamaan aqristayaasha sharafta leh ee ku taxan shabakadan newbanaadir.com waxaan usoo gudbinaynaa mid kamid ah aqristayaasha oo ah qof dumar ah isla markaana nala soo xariirtay iyadoona codsatay in talo laga siiyo dhibaatooyin heysta
hadaba dhamaan aqristayaasha waxaan ka codsanaynaa in ay gabadhan walaasod ah talo siiyaan waxaadna emailka talada iyo tusaalaha kudiri doontaan kan hoos ku xusnaan doona
Gabadhan oo aan magaceeda qarinay ayaa codsatay in aysan heysan wax saaxiib ah hadalkeeda ayaa u dhacay sidatan :-
((Asc marka hore waan idin salaamay aqristayaasha sharafta leh waxaan ahay gabar walaashiina Soomaaliyeed waxaan rabaa talo inaad iso siian waxaan ka cabanayaa saaxiib la aan micnaha boyfreind la aan, hadia ay dhacdo in aan wiil barto waxaan ka bartaa aalada teleefoonka ama internetka ma helo mid live ah o igu yiraahdo waxaan rabaa in aan kula saaxibo ama waan ku jeclahay oo waan kaa helay, meelna ma lihi jirkeygo dhan wey dhan yihiin mana foolxumi waxaan idinka codsanaa inaad igala so talisaan waxaan saxiib live ah aan u heli waaye waxan filayaa inaad igula talisman talo fiican waad mahadsan tihiin dhamaan ))
F.G. Websiteyadiinan copy-ga ma ahane aan talo kale gacanta ku heyn waxaa la idinka codsanayaa in aad xustaan emailka hooos kuxusan ee gabadha aan fariinta ugu gudbineyno maadaama ay arintaani tahay mid dhab ah
Sidoo kale aqristayaasha shafarta leh ee talada ugudbinaayo gabadhan walaashood ah emailkan hakusoo hagaajiyaan wixii talo ah newbanaadir@hotmail.com xubinteena talo celinta ayaa intaasi inooga eg
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com