Video-gan ayaa waxa qofkii daawada qosol dilayaa marka uu xusuusto dhacda nuucaan ah hadii ay ku dhacdey isaga oo yar.
Muuqaalkan waxa uu ka mid yahay Muuqaalada qosolka badan oo aad maalin walba ku aragtaan newbanaadir.com waxaana warbaahintan ay u istaagtay farxad galinta dadka ka daalay wararka colaada .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
