TOP News: Dowlada Turkiga oo saxiixday in garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cosmaan ay kadhigeyso sida……(Daawo Sawiro)

Tuesday, February 12, 20130 comments


Dowlada Turkiga oo kamid ah dowladaha ugu daqliga badan dunida ayaa waxa ay Soomaaliya lasaxiixatay heshiis caalami ah oo lagu dhisayo garoonka Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho.


Heshiiskaan ayaa waxa uu yahay mid ladoonayo in garoonka Aadan Cabdulle loogu ekeysiiyo garoomada dalalka horay u maray si uu u fulin karo adeeg kasta oo looga baahdo garoomada diyaaradaha.

Mashruuca dib loogu habeynayo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa kamid ah waasicin iyo qalabeyn.

Turkiga ayaa waxa uu bilaabaay mashaariic uu kuhor marinayo dalka Soomaaliya wixii ka danbeeyay socdaalkii taariikhiga ahaa ee R/wasaarahooda uu kuyimid Muqdisho iyada oo Soomaaliya amaankeeda lagu tilmaami jiray kan ugu liita dunida.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog