Shacabka Dalka Japan ayaa la ogaaday in dhanka Ammaanada ay aad ugu sareeyaan iyada oo Tijaaba la sameeyay lagu ogaaday in shacabka dalkaasi ay ammaanka qeyb ka qaataan.
Daawo Video Tijaaba ah oo ay sameeyeen Laba nin oo u dhalatay Kuweyt kuwaasi oo doonayay in ay ogaadaan ammaanka dalkaasi Japan waxaana ay dhulka ku tuurayaan Lacag Culus.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
