Wasiir Katirsan Maamulka Somaliland oo Lajebiyey Emailkiisa Iyo Siilaanyo oo Ka Hadlay

Wednesday, February 20, 20130 comments


Waxaa Dhowaan La Jabsaday Ciwaanka Qaaska ah ee uu Leeyahay Ninka Ugu Magacaaban Wasaarada Arimhada Debeda Maamulka (Somaliland) Laguna Magacaabo Maxamed C/laahi Cumar.

Khabiirada Jebiyey Ciwaanka Ayaa waxay Halkaasi Ka Heleen Xogo Aad Umuhiima oo Mr Maxamed Ay Is dhaafsadeen Masuulyiin Katirsan Jamhuuriyada Soomaaliya.

Wararaqaha Iyo jawabaha oo kala Danbeeyay Ayaa Isugu Jiray kuwa Lasoo Diray Xiligii Lagu Jiray Magacaabistay Wasiirka Arimaha Debeda Soomaaliya & Xubnaha kale.

Codsiyada Ugu Muhiimsanaa ee Mr Maxamed Sida wayn Ucodsaday markuu ku suganaa Magaalada Adisababa Ayaa waxaa Kamid Ahaa Inuu Xil ka helo Dawlada Soomaaliya.

Dhinaca kale Emails ka ayaa waxaa Qayb ka Ah kuwa Maxamed C/laahi ku kashifayo Sida aan Maamulka Siilaanyo usoconayn, Iyo waliba tii uu Dawlada Ingiriiska uqoray ee Ahayd Inay Ku Fashilmeen waxqabshada ee Daymaha loo jeediyey.

Qaar ka mida Shacabka Mudada Dheer Beenta Lagu Soo waday Haatana Quusta Ka taagan Maamulka Siilaanyo ee Fadhiidka Ah Ayaa waxay Dhowaan Eedayn Dusha Uga Tuureen dhankooda, Siilaanyo & Ninka Codbaahiya Beenta ah lawareegaya eee Maxamed C/laahi Cumar.

Markaas  Kadib maxaa dhacay ?

Oday Siilaanyo oo Maxmed C/laahi Qayb kala ah, kuna taageersan beenta loo sheegayo Shacabka Waqooyi galbeed Ayaa Siwayn uga Jawaabay eedayna mr Maxamed Loo Jeediyey.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog