Laki Haji oo soo saartay hees calaacal ah oo Ka Hadlaysa dhibaatada ragga u gaystaan Dumarka+VEDIO

Tuesday, February 12, 20130 comments


Fanaanada caanka ah ee waayihii danbe fanka soomaaliyeed sare u qaadey ee Laki Haji Waceys ayaa mar dhow soo saartay hees calaacal ah oo ka hadleysa dhibaatada jaceylku leeyahay iyo sidoo kale sida dumarku ay ugu dhiban yihiin ragga.

Heestan ayaa loogu magac daray RUCLO, ayadoo erayadeeda iyo Laxankaba uu hal abuuray abwaan Buux waa codkii dabacsanaa ee beryahanba laga daba dhacay ee fanaanadii reer Holland ee Laki Haji Waceys

waxaana muusikada macaan ku fara yareystay Muusikiistaha Caan ka ah Sidoo kalena Ah Fanaan Si weyn Loo Jecel yahay Codkiisa Waa Kuma? Waa Mahamed Weeroow.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog