Warar soo baxay ayaa sheegaya in
atariishada Priyanka Chopra lagula taliyay in ay murqaha caloosha sameysato
filimkeeda soo socda, sababtuna wax kale maaha ee dowrka ay jileyso ayaa ka hor
imaanaya muuqaalkeeda ayaa warkaan lagu sheega
Priyanka waa ogolaatay arintaan,
waxeyna hada bilowday tababarkii ku saabsanaa dhanka caloosha, iyadoo macalin
gaara loo sameeyay.
Atariishadaan caanka ah ee Priyanka
Chopra ayaan la ogeyn waxa muuqaalkeeda
iska bedeli doona marka tababarkaani u dhamaado, laakiin la arki doonee.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com