Qof Taageera Ciyaar Ku Waashay (Ku Socota Dadka Kooxaha Taageera) “VIDEO”

Saturday, February 23, 20130 comments



Qof ka mid ah Daawadayaasha Ciyaar cajiib ah Oo dhacdey ayaa noqday qof ku waashay Taageerida Ciyaartaasi arinkaasi oo ka yaabiyay Boqolaal qof oo goobka ka dhaweed.

Taageerida Koox ayaa Mararka qaar halis ah in ay ku gaarsiiso sida ninkan qabsatay waxaana uu marka uu ku dhiftay la kulmay gacan qaad dadka ka hareer dhawaa oo fahmi waayay heerka Taageerada dabaaldaga oo aad uga sara martay xadkii taageerida Kooxaha.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog