Aroos la yaab leh ayaa ka dhacay
dalka Zinbabwe iyadoo haweeney 61-sano jir ah uu guursaday wiil yar oo 8-sano
jir ah , iyadoo arinta ugu sii yaabka badan ayaa ahaa iyadoo wiilka waalidkiisa
,ehelka ayeeyadaas iyo 5 wiil ay dhashay ay joogeena arooskaas oo joogeen 100
qof oo marti ah .
Adeerka wiilkaas arooska la yaabka ah
galay oo 46-sano jir ah ayaa ka hadlay sababta uu arooska noocaan ah uu u
dhacay.
“Awoowihiisa ayaa ka balamay in aroos
loo dhigo iyadoo awoowahaas oo aysan u suura galin in aroos sameysto waxa uuna
Helen u doortay in xaaskiisa noqoto ” sidaa waxaa sheegay adeerka wiilkaan .
Qoyska wiilka ayaa lagu waramayaa in
bishii March ee sanadki hore geeyeen qarashaadka arooska, iyadoo tanina ay u
sameeyeen fariintii uu awoowaha ka tegay, waxa uuna wiilkaasi sheegay in uusan
aadeyn isikuulka maadaama islaan dhowr jeer dhali karta loo guuriyay .
Xigasho:http://www.standardmedia.co.ke/?articleID=2000078046&story_title=Kenya-Eight-year-old-boy-marries-61-year-old-woman
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
