Wiil Gabar Afaaro Qabiil la soo gashay oo Calaacal iyo Qeeylodhaan bilaabay & Wiilkaan oo furka tuurtay (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Friday, February 15, 20130 comments

Qabiilka oo dhibaato baaxad weeyn ku hayay Bulashada qeeybaheeda kala duwan ayaa iminka waxaa moodaa in uu Fanka faraha la galay ama la iskugu jawaabay. Qaar ka tirsan Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka soo gudbay xiligii Qabiilka laga sheekeeyn jiray ama la iskugu faani jiray ayaa waxaa hadane moodaa Dumarka qaarkood weli in uu ku dambeeya Afaaro Qabiilka.


Wiil soo saaray Muuqaal cusub ayaa Calaacal iyo Qeeylodhaan kulul bilaabay ka dib markii uu ka sheegtay in Jaceeylkiisa ay la soo kala baxday Qabiil mar hore laga soo gudbay kaas oo Calaacalkiisa iyo Qeeylodhaantiisa ay u badneed dhanka diidmada Afaaro Qabiilka .

Qeeylodhaanta iyo Calaacalka wiilkaan marka laga soo tago waxaa jira Wiilal iyo Gabdho marka ay is Shukaansanayaan aanan laga dhex weeyn qaabka Afaaro Qabiilka kuwaas oo dooqa u kala xusha dhanka Qabyaalada balse Wiilkaan oo Shukaansiga Qabyaalada ka qeeyliyay ayaa iminka furka tuurtay . 







Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog